Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Oo Madaxwaynaha Somaliland Ku Dhaliilay Waxqabad la,aan
September 13, 2020 - Written by Wariye:
Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo ka qayb galay munaasibadii qalin jabinta ee jamacada hargeisa ayaa madaxwayaha somaliland muuse biixi cadi oo goobtaasi ku sugnaa u jeediyay dhaliilo la xidhiidha dhinaca waxbarasahda.