|
|||||
WAJAALE NEWS
Hanti Dhawraha Guud Ee Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Masuuliyiin Ay Uxidh Xidheen Arimo Musuq Maasuq.
September 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hanti dhawraha Guud ee somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa faah faahin ka bixiyay baadhintaano masuq Maasuq Oo Ay Mudooyinkii udanbeeyay ka wadeen gobolada Dalka iyo 18 Masuul oo ay uxidh xidheen eedaymo musuq Maasuq. Sidoo kale Hanti Dhawraha guud ayaa ka hadlay caqabadaha ka hor yimaada xiliyada ay baadhintaanada wadaan Sidaana wuxu ku sheegay waraysi uu siiyay Idaacada VOAda. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/RisWeYmO0q4 Related posts:Xil-Wareejintii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Jewiga Madal lagu wada Qiray Hoggaami... Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Hab Casri Ah Oo Waxka Taraya Is Qabsiga Dh... Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Bixitaanka Shirkada Genel Energy Ee Shidaalka Iyo Cashuurta Uu M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|