Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Ingiriiska Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Ingiriiska Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa.
September 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga kumiye ee dalka Uk ayaa lagu soo dhaweeyay madaarka cigaal international ee caasimada hargaysa,

Wxaana gudoomiyaha madaar kusoo dhaweeyay masuuliyiinta xisbiga iyo xukuumada katirsan isagoo dalka uyimid sidii uu uga qaybgali lahaa shirwaynaha xisbiga kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS