|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen+Kootadii Haweenka Iyo Beelaha La Hayb-sooco Oo Laga Saaray,
September 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland balse waxa ay xeerka ka saareen Qoondadii (kootadii)Haweenka iyo Beelaha la hayb-sooco. Sidoo kale waxay wax ka badal ku sameeyay shuruudihii lagu xidhay murashaxiinta golayaasha deegaanka iyo wakiilada, Sidoo kale waxa ay diideen qodobka Xildhibaanada Isxanbaarka oo qaar ka mid ah deegaamada bariga Somaliland xildhibaano kaga soo bixi jireen. Wakiillada ayaa Qodob qodob u ansixiyay Xeerka Doorashooyinka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Xisbiga Kulmiye Oo Awoodiisa Kusoo Bandhigay Magaalada Gabiley Iyo Nuxurka Khudbadihii ay ka Jeediye... Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guuurtida Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay In Ay Doorashadu Waqtigeegii Qab... Maamulka Degmada Wajaale Oo Dib Ufuray Waddada Halbowlaha Ee Magaalada Iyo Dadwayne Ka Dareen Celiya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|