|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen+Kootadii Haweenka Iyo Beelaha La Hayb-sooco Oo Laga Saaray,
September 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland balse waxa ay xeerka ka saareen Qoondadii (kootadii)Haweenka iyo Beelaha la hayb-sooco. Sidoo kale waxay wax ka badal ku sameeyay shuruudihii lagu xidhay murashaxiinta golayaasha deegaanka iyo wakiilada, Sidoo kale waxa ay diideen qodobka Xildhibaanada Isxanbaarka oo qaar ka mid ah deegaamada bariga Somaliland xildhibaano kaga soo bixi jireen. Wakiillada ayaa Qodob qodob u ansixiyay Xeerka Doorashooyinka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadlay Macalimiin Saaka Cabasho la Hortagay Wasaarada! DAAWO; Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ee Xisbiga Wadani Oo Khudbad Shacabka Ididiilo Galisay Ka Jeediy... Hogaanka Hawlgalinta Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Soomaray Fadhiisimaha Ciidamada Ee Ku Sugan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|