BOORAMA(W,N)-Magaalada boorama ayaa waxaa saaka iska hor imaad ku dhex maray koox dabley oo isk abaabulay iyo ciidanka booliska kaasi oo sobobay dhimashada hal askari iyo dhaawac laba kale oo xaaladoodu culus tahay.
Maamulka gobolka awdal ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay iska hor imaadkan iyo waxa keeny
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;