DAAWO;Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Mawqif Adag Ka Istaagtay Waxka Badelka Xeerka Doorashooyinka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Mawqif Adag Ka Istaagtay Waxka Badelka Xeerka Doorashooyinka.
September 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud Ee Dalada dhalinyarada Somaliland Cabdixamiid Maxamed Cumar ayaa ka hadlay kulamo ay la yeesheen golaha wakiilada iyo madaxwaynaha Somaliland kuwaasi oo ujeedadoodu ahayd sidii ay ugala hadli Lahaayeen mawqifka dhalinyarada ee doorashooyinka Waxyaabaha caqabada ku ah ee lagu soo daray xeerka Doorashooyinka oo waxka badalkiisu horyaalo golaha wakiilada Jsl.

Sidoo kale Dalada Dhalinyarada Somaliland Ayaa mawqif  adag ka istaagtay waxka badal ay golaha wakiildu ku sameeyeen Xeerka doorashooyinka kuwaasi oo caqabad ku noqonaysa dhalinyarada Somaliland ee hanta leh

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS