DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Dadka Calanka Xisbiga Sifo Khaldan U Isticmaalaya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Dadka Calanka Xisbiga Sifo Khaldan U Isticmaalaya!
September 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada shirwaynaha kulmiye oo maanta magaalada hargaysa shir jaraa,id ku qabtay ayaa amaro culus kasoo saaray dadka isagoo xisbiga iyo madaxwaynaha eedaynaya isticmaalaya calanka xisbiga

Sidoo kale xisbiga kulmiye ayaa sheegay in aan dib loogu dul qaadan donin cida calanka xisbiga sifahaasi u isticmaasha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS