DAAWO;-Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida Oo Taageeray Go’aankii Maxkamada Sare Ku Laashay Xeerka Ismaamulka Garsoorka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida Oo Taageeray Go’aankii Maxkamada Sare Ku Laashay Xeerka Ismaamulka Garsoorka.
September 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa taageeray go,aankii maxkamada sare ku laashay xeerka ismaamulka gorsoorka kaasi oo ay kasoo horjeesteen shir gudoonka laba gole ee Somaliland.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa sheegay in golaha guurtidu yahay gole nabadgalyo isamarkaana aan loo baahnayn in ay ku dhex milmaan khilaafka wakiilada iyo maxkamada sare.

Dhanka kale xildhibaanada ayaa hambalyeeyay shaqada ay qaranka uhayo Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS