|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Maxamed Jaamac Oo Kasoo Horjeestay Gudi Loo Saaray Xildhibaano Ka Dareeray Fadhigii Golaha Wakiilada.
September 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Jaamac oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somalland ayaa kasoo horjeestay gudi shir gudoonka golaha wakiiladu usaareen arinta xildhibaano dhawaan ka dareeray fadhigii golaha xili lagu gudo jiray dooda xeerka doorashooyinka jsl oo waxka badal lagu samaynayo. Xildhibaan maxamed jaamac ka hadlay ujeedada gudidan loo magacaabay,sheegayna in aanay sharciga waafaqsanayn isla markaana cida golaha ka dareertay ay tahay xildhibaanada gobolka awdal balse aanay kamid ahayn beelaha darufyada gaar ahaan bari marka laga reebo hal xildhibaan oo kasoo jeeda sool. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Madaxweynaha DDSI, Muxuuse Ka Yidhi Saami Qa... Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Dalka Sweden Iyo Heshiishyo Muhiim Ah... Dawlada Itoobiya Oo Soo Dhawaysay Heshiiska Dekeda Berbera Ee Imaaraadka Carabta Iyo Dawlada Somalil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|