DAAWO;-Xildhibaan Cabdiraxman Xoog Oo Eedo Culus Ujeediyay Xil. Kijaandhe Iyo Qoyskiisa Oo Dhaawacyo Halis Ah Ugaystay Wiil Banjarle Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Cabdiraxman Xoog Oo Eedo Culus Ujeediyay Xil. Kijaandhe Iyo Qoyskiisa Oo Dhaawacyo Halis Ah Ugaystay Wiil Banjarle Ah.
September 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo kamid ah Mudanayaasha golaha Wakilada somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay talaabo naxdinle oo xildhibaan kijaandhe iyo qoyskiisu kula kaceen wiil banjarle haystay kaasi oo dhaawacyo culus ugaysteen wakhtixaadirkana koomo ku jira .

Sidoo kale xildhibaan xoog ayaa ku baaqay in talaabo sharci laga qaado xildhibaan kijaadhe oo wiilka banjarlaha ah ku dilay kadib markii uu waydiiyay lacagtii uu gaadhi ugu banjariyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS