DAAWO;-Wasiir Ku Xigeenka Caafimadka JSL Oo Ka Qayb galay Adeegyo Caafimaad Oo Lacag La,aan Ah Loo Fidiyay Bulshada Xaafada Daami. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Ku Xigeenka Caafimadka JSL Oo Ka Qayb galay Adeegyo Caafimaad Oo Lacag La,aan Ah Loo Fidiyay Bulshada Xaafada Daami.
September 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka iyo agaasimaha tvga qaranka somaliland ayaa ka qaybgalay adeegyo caafimaad oo lacag la,aan ah oo cisbitaalka hargeisa international ufidiyay bulshada ku dhaqan xaafada Daami ee magaalada Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/v60WQTGiw84

 

COMMENTS
LINKS