|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Oo Jaamacadaha Iyo Dugsiyada Uga Digay In Ay Qaataan Arday Aan Haysay Shahaado.
September 1, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada somaliland ayaa dusgiyada jaamacadaha iyo dugsiyada uga digay in ay qaataan arday aan shahaado sax ah haysan in qoraa Sidoo kale wasaarada waxbarashada ataa kormeerayaal u kala dirtay gobolada dal kuwaasi oo hubin doona dugsiyada iyo sida ay u qataan ardayda iyo jaamacaduhuba iyagoo talaabo dag laga qaadi doono cidii lagu helo falalkaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Macallinkii Medrasaddii Maadda Iyo Murtida:Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii–Hargeysa1978k... DAAWO;-Haweenka Ku Dhaqan Buurta Faaraxyood Ee Magaalada Boorama Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Sayli... Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Xo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|