DAAWO;-Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagaga Doonayay Aas Aaska Ururka ICTda Ee Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagaga Doonayay Aas Aaska Ururka ICTda Ee Jsl.
September 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada  Somaliland ayaa daah furtay kulan wadatashi oo laga arinsanay aas aaska ururka ICTga Somaliland .

Kulanka ayaa wxaa kasoo qaybgalay shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland iyo masuuliyin kale.

Ugu horay wasiirka wasaarada isaadhsiinta iyo Technolajiyada Dr Cadbiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil iyo xubno kale oo katirsan wasaarada ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedadan kulankan iyo muhiimada uu dalka uleeyahay ururka ICTda Jsl.

HALKANKA DAAWO  MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS