|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Col Caare Iyo Arimaha Uu Ka Dhawaajiyay!
September 23, 2020 - Written by Editor:“Nin Dalku Ubaahan Yahay Ayaan Ahay, Mana Ihi Nin Lasoo Mastaafuriyay”Col Caare.“Markii Aan Maamulka Gobolka Sanaag Iyo Xubno Wasiiro ah Oo Goobta joogay, Aan Usoo Gudbiyay In La Kala Gaadho Laba Beelood Oo Is Dilayay, Ayuu Si cad Taliye Fanax Ii Yidhi, Waxba Lama Kala Dhexgalayee Iskadaa, Isagoo Si Toos ah Ula Saftay Beeshiisa”Col caare oo ka dhawaajiyay arimihii ku kalifay in uu Jabhad ku dhawaaqo, ANKARA(W,N)-Wariyaha Rugcadaaga ah Ee Cabdisalaan Hereri ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya dalka turkiga kula yeeshay Col Siciid Cawil Caare oo hore uga falaa goobay somaliland balse markii danbe heshiis ay wada gaadheen xukuumada iyo jabhadii u hogaaminayay dalka dibadiisa ugu baxay, Sidoo kale Col Caare ayaa faah faahin kabixiyay arimaha uu Utagay dalka turkiga isagoo meesha ka saaray in dalka Laga soo Mastaafuriyay, Dhanka kale Col Caare ayaa eedo culus usoo jeediyay taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo uu sheegay in uu ciidanka kala Xigtaysto. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
Related posts:Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Golaha Wakiilada Hor Yimi Kana Hor Akhriyay Xisaab Xidh... Siyaasiyiin Iyo Abwaano Gurmad Xaqiiqo Raadin Ah Galabta Ugu Tagay Qoysaska Degan Buurta Kala Jeexan... Daawo-Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Tog-Wajaale oo Eedo Usoo Jeediyey Garsoorka iyo Hantidhawrka Xil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|