DAAWO;-Waftigii Ka Socday Dawlada Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Dekeda Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waftigii Ka Socday Dawlada Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Dekeda Berbera.
September 30, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wafti ka socday dawlada itoobiya oo lamadii maalmood ee udanbaysay ku sugnaa caasimada hargaysa ayaa maanta booqasho ku tagay marsada caalamiga ee berbera ee gobolka saaxil.

Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay badhasaabka gobolka saaxil iyo maareeyaha dekedaha Somaliland oo booqasho kusoo mariyay dekeda iyo goobaha taariikhiga ah ee magaalada berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS