|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Wasiiro Ah Iyo Taliyayaasha Ciidamada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanada Jidbaale Iyo Booc Oo Dhawaan Shaqaaqo Ka Dhacday.
September 10, 2020 - Written by Editor:SOOL(W,N)-Wafti ay uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka qaranka,ilaalada xeebaha iyo xubno kale oo katirsan xukuumada Somaliland ayaa kormeer ku tagay deegaanada jidbaale iyo booc oo dhawaan shaqaaqo ku dhexmartay beelo wada dega.
Masuuliyiintan ka socday xukuumada ayaa bulshada deegaanadani ay sidiiran usoo dhaweeyay isagoo ujeediyay hadalo la xidhiidha adkaynta abniga iyo muhiimada ay leedahay nabadu, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibaan Ku Eedeeyay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka Ah Inay U Dhaqmaan Sida Laba Wasiir Oo Xukuuma... WAR DEG DEG AH; Dayax Madoobaad Guud Ahaan Laga Arkayo Deegaanada Somaliland Iyo Dadwaynaha Oo U Da... “Shirka Uu Buurmadow Ku Dhawaaqay Haduu Yahay Beelo Beelo U Shiraya Waa Xaaraan”.Cali Warancade COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|