DAAWO;-Suldaan Ibraahim J, Samatar Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Shalay Ka Dhacay Magaalada Borama Iyo Halka Ay Salka Ku Haysay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Ibraahim J, Samatar Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Shalay Ka Dhacay Magaalada Borama Iyo Halka Ay Salka Ku Haysay,
September 17, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Suldaan ibraahim jaamaca samatar oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay dagaal maalintii shalay duleedka bari ee magaalada boorama ku dhexmaray ciidanka booliska iyo maleeshiyaad isku urursatay taasi oo sobobtay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS