DAAWO;-Shirkada Ihsan Auditing & Consulting Firm Oo Xafiis Ka Furatay Magaalada Muqdisho, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Ihsan Auditing & Consulting Firm Oo Xafiis Ka Furatay Magaalada Muqdisho,
September 28, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)- Shirkada xisaabaadka iyo baadhintaanada  e Ihsan Auditing And Consulting Firm Ayaa  Xafiis Cusub Ka Furatay Magaalada Muqdisho.Waxaana Munaasibada furitaanka xafiiska cusub ee Shirkadu ku yeelanayso magaalada muqdisho  ka qaybgalay gudoomiyaha guud ee shirkada Ihsan Auditing Firm Cabdirasaaq Sheekh Cali Askar.

Ugu horay waxaa muhiimada xafiiskani uu leeyahay ganacstada shirkadaha caalamiga ah iyo haayadaha sharaxay Madaxa xafiiska  magaalada muqdisho ee Ihsan Auditing And Consulting Firm Mudane Bakar Xaaji Cumar.

Sidoo kale waxaa ina goobtan ka hadlay gudoomiyaha shirkada Ihsan cabdirasaaq Askar ooka warbixiyay inta meelood ee shirkadu xafiisyo ku leedahay iyagoo dhawaan magaalada baydhabana kasoo furay xafiis ay shirkadu ku yeelan doonto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS