DAAWO;-Shirka Nabadeynta Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanka Jidbaale Oo Ka Furmay Deg Adhi-cadeeeye Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirka Nabadeynta Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanka Jidbaale Oo Ka Furmay Deg Adhi-cadeeeye Ee Gobolka Sool.
September 7, 2020 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Shirka nabadaynta beelihii dirirtu ku dhexmartay deegaanka jdbaale ayaa maanta ka furmay degmada adhi cadeeye ee gobolka sool kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen wasiiro xkuumada katirsan ,taliyaha ciidanka qaranka.maamulka gobolka sool iyo madaxdhaqameedka gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS