DAAWO;-Saamayn Intee Leeg Ayay Bulshada Wajaale Ku Yeelatay Badalkii Lacagta Itoobiya? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Saamayn Intee Leeg Ayay Bulshada Wajaale Ku Yeelatay Badalkii Lacagta Itoobiya?
September 18, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Dawlada itoobiya ayaa dhawaan shaaciyay badal ay ku samaynayso qaybo kamid ah lacagteeda

Hadaba magaalo xuduudkeeda wajaale oo kamid meelaha sida wayn looga isticmaalo lacagta birta ee itoobiya ee dalka Somaliland ayaa waxay ku yeelatay saamayn dhaqaale

Qaarkamid Ah  ganacstada magaalo xuduudkeeda tog wajaale ayaa ka warbixiyay saamaynta ay ku yeelatay badalka lagu sameeyay lacagta birta ah ee itoobiya .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS