CEEL AFWAYN(W,N)- Odoyaasha iyo waxgaradka iyo ehelada nin lagu dilay deegaanka fadhi gaab mudo lix bilood ka hor ah ayaa baaq culus udiray xukuumada madaxwayne biixi oo ay usoo jeediyaan in ay uqisaasan dadkii dilka gaystay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;