DAAWO;-Masaajid Cusub Oo Laga Dhagax Dhigay Saylada Xoolaha Ee Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masaajid Cusub Oo Laga Dhagax Dhigay Saylada Xoolaha Ee Magaalada Gabiley.
September 9, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo masuuliyiinta haayada hirgalinaysa dhismaha masaajid cusub Ee Derect Aid oo laga dhisi doono saylada xoolaha ee magaalada gabiley oo iyada dhawan loo raray goobtan,

Waxaana si wada jir ah masaajidkan udhagax dhigay maayarka gabiley maxamed amiin oo isagu umahad celiyay haayadan sida ay uga soo jawaabtay codsigoodii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS