DAAWO;-Magaalada Awbare Ee DDS Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gudomiyaha Cusub Ee Loo Soo Magacabaay Degmada,
September 20, 2020 - Written by Editor:
AWBARE(W,N)- Magaalada aw bare ee gobolka faafan ee dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa sidiran loogu soo dhaweeyay gudoomiyaha cusub ee loosoo magacaabay degmadaasi mudane cabdikhadar Maxamed aw aadan.