DAAWO;-Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Cusub Oo Amal Bank Ka Furatay Magaalada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Cusub Oo Amal Bank Ka Furatay Magaalada Hargaysa,
September 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo xubno kamid ah golaha  wasiirada somaliland ayaa xadhiga ka jaray xarun cusub oo Amal Bank Ka Furatay magaalada Hargaysa.

Munaasibada xadhig ka jarista Amal Bank ayaa waxaa waxaa ugu Horay faah faahin ka bixiyay adeegyada ay bulshadu ka helayso xarunta amal Bank maamulka guud ee Amal.

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyo xubno wasiiro ah ayaa hadalo munaasibada ku saabsan ka jeediyay madasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS