GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar cabdi ayaa si adag uga hadlay xaalada uu ku sugan yahay dhakhtarkii magaalada wajaale oo gabi ahaanba xidhmay’
Sidoo kale maayar amiin ayaa sheegay in aan la aqbali Karin uu xidho iyada oo ay joogaan shaqaale tiro badan oo mushahar ku qaata
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;