DAAWO;-Maamulka Xarunta Agoomaha Hargeysa Oo Agab Ka Gudoomay Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Oo Qurbo Jooga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Xarunta Agoomaha Hargeysa Oo Agab Ka Gudoomay Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Oo Qurbo Jooga.
September 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muwaadin reer Somaliland oo kamid ah qurba joogta reer Somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa qalab ay qurba joogta dalka uk ugu deeqeen xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa.

Maamulka xarunta agoomaha ayaa muwaadiniintan reer Somaliland uga mahad celiyay agab uu soo gaadhsiiyay xarunta agoomaaha kaasi oo iskugu jira sariiro,qalabka caruurta iyo alaabooyin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS