DAAWO;-Maamulka Dugsiga Cigaal Iyo Waalidiinta Oo Si Wada Jir Ah Uga Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Lagula Kacay Hablaha Ardayda Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dugsiga Cigaal Iyo Waalidiinta Oo Si Wada Jir Ah Uga Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Lagula Kacay Hablaha Ardayda Ah.
September 5, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)Maamulka Dugsiga Cigaal Primary Ee magaalada Gabiley, Waalidiinta iyo Ardayda dugsiga ayaa si wadajir uga hadlay fal foolxun oo wiil dhalinyaro ahi kula kacay laba hablood oo dugsiga dhigta kaasi oo muuqaal iska soo duubay isagoo hablahan la dhacaya sun.

Sidoo kale maamulaha dugsiga cigaal ayaa abaal marin gudoonsiiyay hablahan ardayda ah ee falka lagu kacay isagoo sheegay in ay ka xun yihiin islamarkaana aanay ka hadhaynin wiil oo hada xidhan inta sharciga la marinayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS