|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Dhir Beeris Ka Bilaabay Jidadka Magaalada.
September 27, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada Tog Wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta dhul beeris ka bilaabay jidadka hawlaha ee magaalada taasi oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada. Dhir beerista oo laga hirgaliyay goobaha muhiimka ee magaalda sida cisbitaalka wajaale,dugsiyada waxbarasho ee magaalada iyo jidadka faras magaalaha ayaa waxaa qayb laxaadle ka qaatay ururka Taakulo oo iyagu isku xilqaamay in magaalada bilicdeeda kor loo qaado. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Tirada Dadka Somaliland lagu xidhay Sannadkii Dhamaaday Iyo Talooyinka Loo Soo Jeediyey Xukuumadda T... Warar Faah Faahsan Oo Kasoo Baxaya Qarax Khasaare Badan Gaystay ee ka Dhacay Hoteelka SYL kasoo Ho... Daawo: “Dhariba Ninka Ugu Dhaw Ayaa Lafta Kala Baxa Qofka Ugu Horeeya Ee La Baxaya Ayaan Ahay”.Sulda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|