DAAWO;-Haweenka Magaalada Burco Si Wayn Uga Cadhooday Hadal Kasoo Yeedhay Wasiir Hinda, Kuna Baaqay In Ay Raaligalin Ka Bixiso! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haweenka Magaalada Burco Si Wayn Uga Cadhooday Hadal Kasoo Yeedhay Wasiir Hinda, Kuna Baaqay In Ay Raaligalin Ka Bixiso!
September 10, 2020 - Written by Editor:

“Wasiir Hinda Waxaan Leeyahay, Burco Waad Udhalatee Bi,iwaaye Xaal Sii”Haweenka Magaalada Burco.

BURCO(W,N)-Qaarkamid Ah haweenka ku dhaqan magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco ayaa si cadho leh uga falceliyay hadal wasiirka wasarada qoys iyo arimaha bulshadu ka jeedisay magaalada boorama oo ay wax kaga sheegtay reer togdheer.

Marwo aamin aadan oo ku hadlay codka haweenka togdheer ayaa wasiir hinda ugu baaqay in xaal ka bixiso hadalkaasi iyadoo iyaduba kasoo jeedo togdheer,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS