DAAWO;-Ganacsade Cali X, Cumar Guuleed Oo Ka Waramay Taariikhda Ugaaska Beelaha Samaroon Iyo Dhacdadii Lagaga Celiyay Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsade Cali X, Cumar Guuleed Oo Ka Waramay Taariikhda Ugaaska Beelaha Samaroon Iyo Dhacdadii Lagaga Celiyay Boorama.
September 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Cali Xasan Cumar Guuleed oo kamid ah Ganacstada reer Somaliland ee sida dhow ula socda siyaasada somalida nus qarnigii ugu danbeeyay ayaa ka waramay taariikhda ugaaska guud ee beelaha samaroon iyo marxaladihii ay soo martay iyo cida dhaqan ahaan ay ka guursadaan.

Sidoo kale ganacsade ayaa la hadlay falkii lagaga celiyay in uu soo galo Somaliland gaar ahaan gobolka awdal isagoo la xidhiidhi khilaaf udhexeeyay dhaqanka reer awdal oo kuwii shalay diidaanaa ay maanta soo dhawaynayee halka kuwan hada  diidani ay ahaayeen kuwii hore usoo dhwaynayay taasi sobobta in ugaaska dadkiisa laga celiyo

Dhanka kale ganacsade cali ayaa ugaaska usoo jeediyay in uu dul qaaato islamarkaana uu Somaliland imandoona maalin lasoo wada dhaweeyo oo ka wanaagsan ta hada taagan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS