|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhaliilo Uu Xukuumada Ujeedinayay Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Banaanka Keentay Danaha Shirkado Gaara Oo Uu Adeegayo!
September 1, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha Guud Ee Xisbiga wadani Oo Dhaliilo Isbaran Ujeediyanayay Xukuumada Madaxwayne Biixi Ayaa waxaa ka Dhashay Dareeno Kala Duwan, kuwaasi oo calaamatul su,aal galiyay siyaasada xisbiga wadani Sidoo kale xoghaye Khadar ayaa duray shirkada somcable Xadhigeeda Internet isagoo wasaarada isgaadhsiintana ku Dhaliilay amarka ay joojisay Qalabka shirkadaha isgaadhsiintu lasoo dayagaan oo uu sheegay in ay khatar ku tahay adeega zaad ee shirkada telesom HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Wasiirka Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Oo Daahfuray Qorshe Sanadeedka Wasaarada Xukuumada Somaliland Oo Jawaab ka Bixiyay War Ay Maamul Goboleedka Punthland Kasoo saareen Imtixaank... Ciidanka Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Hargaysa Lacag Iyo Agab kale Kasoo Dhacay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|