|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Xaraf Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Sompower Oo Caqabad Ku Noqotay In Ay Laydh Helaan.
September 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan xaafada xaraf ee Duleedka magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka Muujiyay shirkada sompower oo caqabad ku noqotay in ay Bulshadani Helaan Laydh Iyagoo Eedo culus ujeediyay shirkada sompower. Sidoo kale Dadwaynaha Reer Xaraf Ayaa soo bandhigay Dhibaatooyinka iyo dhaqaale ay ku xidhay in ay helaan laydh Balse hada ay bi Dhanka kale Dadwaynaha ku dhaqan xaafada xaraf ayaa sooo dhaweeyay shirkada indha birta oo ugaysay laydhkeeda kaasi oo ay mudo dheer sugayeen in ay heleen Bulshada Reer Xaraf ayaa sidoo kale dhaliilo xoogan ujeediyay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo isagu awood dheeraada Iyo ku Takrifal Awoodeed Usameeyay Shirkada Sompower. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ciidanka Dab-demiska Oo Ka Warbixiyay Sida ay Ugu Guuleysteen Xakamaynta Dab Weyn Oo ka kacay Suuqa ... Daawo: Murashax Cirro Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Beelaha Gabooye Oo Xisbiga Wadani Ku Soo Bii... Golaha Guurtida Oo Golaha Wakiilada Ku Wareejiyay Xeerkii Ay Ansixiyeen Ee Isa Saarka Doorashooyinka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|