DAAWO;-Barnaamij Laga Diyaariyay Waxqabadka Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Mashaariicda Ay Ka Fulisay Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamij Laga Diyaariyay Waxqabadka Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Mashaariicda Ay Ka Fulisay Gobolka.
September 1, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Barnaamij Dhinacyo Badan Taabanaya oo laga Diyaariyay Waxqabadka Baaxada leh ee golaha deegaanka Degmada gabiley ka fuliyeen Magaalada gabiley iyo Guud Ahaan Deeganada Gobolka Gabiley.

Sidoo kale Waxqabadka dawlada hoose ee gabiley oo uu Hogaaminayo Maayar Maxmed Amiin Cumar Cabdi ayaa waxaa ka Markhaati kacay Bulshada ku dhaqan magaalada gabiley iyo guud ahaan Gobolka gabiley oo ay dawlada hoose ee gabiley ka fulisay mashaariic horumarineed oo kala duwan.

Maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa tan iyo intii uu Maayarka Maxamed Amiin Hogaaminayay Door laxaadle ka Qaatay Daboolida Baahiyaha Bulshada Gobolka Gabiley oo Buuxiyeen Kaalintii xukuumada ee Waxqabadkka ay ka Sugayaan Shacabka ku dhaqan gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKA WAXQABADKA GOLAHA DEEGAANKA GABILEY;

COMMENTS
LINKS