|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Afhayeenkii Garabta Toosinta Ee Lamidoobay Kulmiye Oo Sheegay In Laga Horjoogtaday Xafiiska Xisbiga.
September 7, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Eng Daa,uud Abiib Axmed Oo Kamid ah masuuliyiinta xisbiga xaakimka kulmiye, Ahaana Afhayeenkii Garabka Toosinta Ee Xisbiga Wadani ka soo Go,ay lana Midoobay Xisbiga kulmiye ee ay kamid ahaayeen wasiirada shaqada & Arimaha bulshada iyo Beeruhu ayaa sheegay in xafiiska xisbiga kulmiye saaka laga hor joogsaday. Sidoo kale Eng Daa,uud ayaa eedo culus ujeediyay xubno kamid ah gudida qaban qaabada shirwaynaha kulmiye oo uu sheegay in uu masuul ka ahaa falkaasi lagula kacay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Somaliland Haday Beri Qaali Ahayd, Halka Ay Ku Socoto, Waxaan Ka Baqayaa Hadii Aan Sidan Wax Laga B... DAAWO;Munaasibad lagu Weynayo Habeenkii Nebiga SCW la Dheelmiyey Oo Maanta lagu Qabtey Magaalada Har... Siyaasiyiinta Gooni u Socodka ah Iyo Mucaaradka Aragtida Gaaban Ma Shaashayn Karaan Guulaha Geedi So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|