DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Borama Loogu Sameeyey Gudoomiye Kuxigeenkii Koowaad Ee Xisbiga Ucid Marxuum Prof.Qaasim.
September 17, 2020 - Written by Editor:
BOORAMA(W,N)- Alle ha,unxariistee wxaa maanta magaalada boorama aas qaran loogu sameeyay gudoomiyekuxigeenkii koowaad ee xisbiga Ucid Prof Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada/
Aaska marxuumkan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda asxaabta xubno katirsan xukuumada iyo boqolaal kamid shacab ku dhaqan magaalada boorama.