|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigoo Ah Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse, Waan Soo Dhawaynayaa Suldaanka Cusub Suldaan Cali Suldaan Cismaan Kooshin”Sul, Ismaaciil.
September 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan Guud Ee Beesha Sacad Muuse Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Ka Hadlayay Madal Lagu casuumay Suldaan Cusub Ee Beesha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Xaaji cali kooshin oo dhawaan kursiga saldanada aabihii ka geeriyooday ayaa qalbi furan kusoo dhaweeyay dhigiica cusub ee beesha ciise muuse, Sidoo kale Suldaan Ismaaciil oo ku hadlayay Afka Suldaan Guud ee Habar Awal Suldaan Xasan oo isagu casuumada sameeyay iyo guud ee uu isagu ku fadhiyo Ee Beesha Sacad Muuse ayaa Suldaan Cusub ugu duceeyay in ilaahay xilka ku Asturo, ayna soo dhawaynayaan hadii ay yihiin madaxdii dhaqanka ee Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Burco Shacab Ka Gadooday Wadooyin Laga Iibiyay Dad Ganacsata A... Madaxweynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Guddida Qandaraasyada Qaranka, Kuna Bogaadiyay Shaqa... Daawo:Khudbadii Maayarka BerBera C/SHakuur Dicin Oo U Maah-Maahay Golaha Deegaanka Gabiley Xafladii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|