Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga La Furayo Xafiiska Taiwan Ee Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga La Furayo Xafiiska Taiwan Ee Jsl.
August 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay wakhtiga la furaya xafiiska Somaliland ee dalka tiawan

Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Taiwan oo warbaahin caalamiya uwaramaya ayaa sheegay wakhtiga la furay xafiiska Somaliland ee dalka tiawan

Sidoo kale safiirka Somaliland ujiiga dalka tiawan ayaa sheegay in ciqaalada Somaliland iyo Taiwan aanu waxba yeeli Karin dagaalka uu kula jiro shiinuhu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS