|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Muqdisho
August 19, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga hadashay Qoraalkii shalay kasoo baxay Dowladda Soomaaliya, kaasi oo lagaga hadlay xidhiidhka muddooyiinkii u dambeeyay dhexmarayay dalalka Somaliland iyo Taiwan. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin hanjabaadaha dowladda Soomaaliya ay ku heyso dowladaha xidhiidhka wanaagsan la leh Somaliland. Qoraalka oo ku qornaa Luuqada Ingiriiska ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba ayna ogolaan doonin in fara-gelin siyaasadeed lagu sameeyo Arrimaha Dibadda Somaliland. Related posts:Muj. Cali Sandheere Iyo Sideed Muwaadin Oo Kale Oo Mudo Labo Todobaad ah Ku Xidhan Magaalada Hargays... Baarlamaanka Kenya Oo Ansixiyay Sharci Adag Oo Lagu Xukumi Doono Wariyayaasha Hadii Ay Jebiyaan Xeer... DAAWO ; Wasiirul Dawlaha Amniga Somaliland Oo Markii U horeysay Ka Hadlay Dhacdooyin Shacabka Caas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|