Xogta Dahsoon;Faransiiska Oo Giriiga La Saftay Iyo Turkiga Oo Dagaal Go’aansaday! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xogta Dahsoon;Faransiiska Oo Giriiga La Saftay Iyo Turkiga Oo Dagaal Go’aansaday!
August 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada faransiiska ayaa la sheegay in ay sitoos ah ula safatay dalka Giriiga oo khilaaf culus udhexeeyo dalka turkiga ‘

Sidoo kale dawlada Turkiga ayaa go,aansatay dagaal dhan ah dawlada giriiga kaasi oo laga cabsi qabo cawaaqib xumada ka dhalan karta hadii uu dagaal toos ihi dhexmaro giira iyo turkiga oo xuduud wadaaga

HALKAN KAGA BOGO BARNAAMIJKA XOGTA DAHSOON OO LAGU FAAQIDAY KHILAAFKA TURKIGA IYO GIRIIGA;

https://youtu.be/ErocuEble6A

COMMENTS
LINKS