Xidhiidhka Diblamaasiyadeed Ee Somaliland Iyo Tiawan Oo Dunida Siyaabo Kala Duwan Looga Soo Dhaweeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xidhiidhka Diblamaasiyadeed Ee Somaliland Iyo Tiawan Oo Dunida Siyaabo Kala Duwan Looga Soo Dhaweeyay.
August 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Cilaaqaadka diblamaasiyadeed ee somaliand iyo Tiawan ayaa Dalalka  caalamka iyo khubarada ka faalooda siyaasada geesku siyaabo kala duwan uga hadleen iyagoo siwayn usoo dhaweeyay kaasi noqday waxyaabihi ugu hadal haynta badnaa ee warbaahinta caalamku wax ka qoraysay tan iyo intii ay bilowdeen xidhiidka labadan dal ee aan beesha calamka ka haysan aqoonsiga caalamiya balse horseeday arimo ku dayasho mudan haday tahay dhinaca hanaanka dimuqraadiyada iyo horumarka adeeyada aas aasiga ah.

Sidoo kale xidhiidhka somaliland iyo dalka tiawan ayaa waxay saamayn siyaasadeed ku yeesheen dalka shiinaha iyo maamulka muqdisho oo midwaliba dhankiisa ucanbaareeyay xili aanay waxba gacanta ugu jirin  sobob ay udhaleeceeyaana aanay jirim maadama labadooduba ku doodayaa sheegatada somaliland iyo tiawan oo aan caalamka ka haysan aqoonsi caalamiya islamarkaana aanu jirin sharci udiidaya in ay xidhiidh wada yeeshaan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS