Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Go,aanka Kasoo Baxay Maxkamada Sare Iyo Lixda Goobood Ee Ka Xaniban Doorashooyinka Ee Waqooyiga Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Go,aanka Kasoo Baxay Maxkamada Sare Iyo Lixda Goobood Ee Ka Xaniban Doorashooyinka Ee Waqooyiga Hargaysa.
August 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga somaliland Cabdiqani Maxamuud caateeye ayaa ka hadlay go,aanka maxkamada sare ku laalayshay qodobkii hortaagnaa doorashooyinka ee saamiq qaybsiga  isagoo wasiirku soo dhaweeyay sheegayna in uu ku hadlayo afka degaanka uu kasoo jeedo oo kamid ah gobolada saluugsan doorashada in lagu galo  bilaa saami qaybsi

Sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa ka hadlay lixda goobood ee ka xaniba doorashada ee deegaanada waqooyiga hargaysa iyo gobolka salel

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS