|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo 48Saacadood Gudaheed Isku Burisay, Sheegaynta In Aanu Jirin Dugsi Lagu Dhigo Diinta Kiristaanku.
August 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Jamhuuriyada somaliland ayaa laba cisho ka hor shaaciyay in ay jiraan dugsiyo hargaysa ku yaala oo lagu dhigo manhaj ka duwan ka dawlada lagu dhigo buugaa diinta islaamka iyo dhaqanka ka hor imanaya Sidoo kale wasaarada waxbarshada ayaa maanta warsaxafadeed ay soo saartay ku beenisay warkii hore ee wasiirka waxbarashadu shaaciyay iyagoo sheegay in aanu jirin dugsi lagu dhigo buugaag diinta kiristaanka lagu faafinayo Wararkan isku hor imanaya ee kasoo baxaya masuuliyiinta ugu saraysa wasaarada waxbarashada ee uu hormuudka u yahay wasiir toorno ayaa wakhti xaadirkan umuuqda mid jaho wareer galiyay wasaaradii waxbrashada taasi oo xiligan maraysay in ay 48Saacadood gudahood isku burisay HALKAN KAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKA KASOO BAXAY WASAARADA WAXBARASHADA JSL; Related posts:Maayarka Gabiley Shucayb Iyo Xildhibaan Cabdilaahi Black Oo Si Qarsoodiya U Abaabulaya Dad Dhaleecee... Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Arrimaha Gudaha. Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Xalay Kulan La Qaatay Jaaliyada Reer Menosota ee Carliga Maraykanka Iyo Qodo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|