Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Ganaax Lacageed Dhul Dhigtay Tvyada Star Iyo Universal Oo Ay Hore Uxayirtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Ganaax Lacageed Dhul Dhigtay Tvyada Star Iyo Universal Oo Ay Hore Uxayirtay.
August 10, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiis ayaa ganaax lacageed dul dhigtay televisionada star iyo universal oo hore ay xukuumadu xayiraad usaartay.

Qoraalka kasoo baxay wasaarada warfaafinta ayaa lagu faah faahiyay sobobta ganaax lacageed ay usaartay

Ganaaxa la lacageed ay xukuumadu saartay tvyadab ayaa kala universal 15000$ star 5000$

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS