|
|||||
WAJAALE NEWS
Warar Dheerada Oo Kasoo Baxaya Tirada Maxaabiista Iyo Askarta Ku Dhimatay Weerarkii Xabsiga Magaalada Muqdisho.
August 11, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Taliska ciidamada asluubta somaliya ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii shalay ee xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho iyo tirada 15 maxbuus oo la shaaciyay in ay ku dhinteen halka sidoo kale la sheegay in ay ku dhinteen 4askari HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|