HARGAYSA(W,N)-Wasiirul dawlihii hore ee wasaarada arimaha dibada xukuumada axmed siilaanyo maxamed mixile boqore ayaa ka hadlay amarka xukuumadu dalka kaga joojisay Ugaaska guud ee beelaha samaroon oo maalintii shalay laga celiyay xuduudka Somaliland iyo itoobiya ee goroyo cawl.
Sidoo kale ex wasiir mixile ayaa sheegay in ay ahayd in uu ugaaska madaxwaynaha soomaro si uu u helo ogolaanshaha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;