|
|||||
WAJAALE NEWS
Ugaaska Beelaha Samaroon Oo Ka Waramay Qaabkii Xukuumada Somaliland Ugu Diiday In Uu Soo Galo Magaalada Boorama.
August 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi ayaa idaacada bbcda uga waramay Qaabkii ay xukuumada somaliland ugu diiday in uu tago Magaalada boorama ee gobolka awdal kaasi oo xukuumadu ku Hor joogsaday xuduudka goroyo cawl ee udhexeeya somaliland iyo itoobiya. Sidoo kale ugaaska ayaa ka hadlay arimaha uu usocday sheegayna in aanay siyaasad ahayn balse uu usocday arimo dhaqan, HALKAN KA DHAGAYSO WARKA UGAASKA; Related posts:Wafti Dhakhaatiir Caafimaad Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaa... Af-hayeenka Xisbiga Waddani UK oo u hambalyeeyay Garabka Ardayda Jaamacadaha ee ku soo biiray Waddan... Madaxweynaha JSL Oo Ciidamada Kala Duwan,Iyo Shacbiga Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|