“Talada Iyo Meelaha Looga Taliyo Umadda Dumarku Way Tagi Karaan,Xaq Baanay Uleeyihiin”Sheekh Yuusuf Cabdi Xoore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Talada Iyo Meelaha Looga Taliyo Umadda Dumarku Way Tagi Karaan,Xaq Baanay Uleeyihiin”Sheekh Yuusuf Cabdi Xoore.
August 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimada dalka ayaa ka qaybgalay munaasibad lagaga hadlay haweenka maxay diintu uga ogoshay talada umada iyo masuuliyinta hogaamineed

Hadaba Sheekh Yuusuf Cabdi xoore oo kamid ah culimada dalka ayaa ka hadlay waxyaabaha ay diintu ugoshay isagoo sheegay in ay ka qayb gali karaan talada umada xaqna ay uleeyihiin oo aan loo diidi karin,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS