|
|||||
WAJAALE NEWS
Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw dheeli) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Qaahira.
August 31, 2020 - Written by Editor:INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN, Dhamaan Dadkan Magacyadoodu Halkan hoos ku Qoran yihiin Waxay Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan Qoyskii Iyo qaraabadii Iyo Guud ahaan shacabka Reer Somaliland Ee Uu ka baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen(Aw Dheeli) oo ku Geeriyooday Magaalada Qaahira. Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw Dheeli) Ayaa kamid ahaa Macalimiinta Aas Aaska u ahaa Waxbarashada Somalida Gaar Ahaan Gayiga Somaliland isagoo macalinimada bilaabay 1959kii. Maxruumka ayaa ku geeriyooday magaaalada Qaahira oo uu Degana Mudooyinkii Udanbeeyay iyadoo halkaasina lagu Aasay ,Waxaa Halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga diraya qoyskii iyo qaarabadii uu ka baxay Marxuumku Baaruud Axmed Ibraahim “Gadhyare” Cabdikariim Xasan Caalin Aamina Xaaji Ibraahim Xuseen iyo qoyskeeda iyo caruurteeda Jirde Axmed Xaaji Ibraahim Iyo qoyskiisa Cawke Jaamac Gadiid Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif Maxamuud Xuseen Nuur Yuusuf Jaamac Xirsi Eng Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane Cabdiraxmaan Nuux Axmed (Hiiraan) Waxaanu Ilaahay Uga baryaynaa In uu Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo Qoyskii, qaraabadii iyo caruurtii uu ka tagay Marxuumku Marxuumkana ilaahay qabriga ah unuuro Janatul Fardowsa Aclaa AAMIN AAMIN
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|