Shirkada Sagal Jet Qaybteeda Gobolka Gabiley Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Midkamid Ah Shaqaalaheeda Ugu Firfircoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Sagal Jet Qaybteeda Gobolka Gabiley Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Midkamid Ah Shaqaalaheeda Ugu Firfircoon.
August 29, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Shirkada Daabacada Casriga ah Ee Sagal Jet Company qaybteeda gobolka gabiley ayaa abaalmarin  gudoonsiisay kamidka mid ah shaqaalaha shirkada ee ugu dadaalka badan  kaasi oo muujiyay firfircooni iyo hawlkarnimo,

Maamulaha shirkada sagal jet eE gobolka gabiley  Cabdi Yuusuf Daahir oo shaado sharaf ku  ku abaalmariyay gudoonsiiyay isagoo arimahaasi ka hadlayana wuxu yidhi;

Waxay   Maanta Shirkadda Dabacada Sagal Jet Company Ee Gobolka  Gabiley ay  shahaado ku Abaal marisay  madaxa iibka ee Gabiley Mustafe Diiriye.

Mustafe wuxu shirkadda la shaqaynayay mudo koban oo 5bilooda wuxuna sameyay Dadal fara badan Ka shirkadd Ahaan Waan bogaadinaynaa waxaan lee nahay dadalka halka ka sii wad

Dhirigalinta Shaqaluhu waa mihiim

Shirkada sagal jet ayaa kamid ah shirkada reer Somaliland ee ugu dhiirigalinta badan shaqaalaheeda kala duwan ee ka hawlgala taasi oo muhiim u ah shirkada iyo shaqaalaha dadaalay oo mudan in lagu abaalmariyo hawsha uu qabtay taasi oo keenaysa in mooralka shaqaalaha iyo juhdiga ay galinayaan shirkadu uu kor ukaco.

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE.

 

 

COMMENTS
LINKS